πŸ“’ Fursad Shaqo – Cashier (Dumar kaliya)

Nadiif Cleaning Company waxay raadinaysaa Cashier dumar ah oo buuxin doonta boos shaqo oo Full Time ah.

βœ… Shaqooyinka ugu waaweyn:

Maamulka lacagaha soo gala iyo bixida.

Qorista iyo hubinta rasiidhada iyo xisaabaadka.

La socodka macaamiisha bixinta iyo hubinta lacagaha saxda ah.

Taageeridda maamulka iyo howlaha xafiiska ee la xiriira lacagta.

🎯 Shuruudaha (Requirements):

Waa inay noqotaa haweeney leh akhlaaq iyo daacadnimo shaqo.

Ugu yaraan Diploma/Secondary Certificate.

Kartida luuqadaha Somali iyo English (hadal iyo qoraal).

Aqoonta isticmaalka Computer-ka (MS Excel, MS Office, Email).

Xirfado wanaagsan oo isgaarsiineed iyo adeegga macaamiisha.

Waayo-aragnimo hore oo cashier/accounting ah waa dheeraad (advantage).

πŸ•’ Nooca Shaqada:
Full Time – Sabti ilaa Jimce

πŸ“ Goobta Shaqada: Caffeteria – Nadiif Cleaning Company
πŸ“Œ Mushahar: Waxaa lagu falanqeyn doonaa wareysiga
πŸš— Transportation-ka waxaa bixineysa goobta ay ka shaqeyneyso

πŸ“ž Sida loo codsado:
Haddii aad ku habboon tahay shuruudaha kore, fadlan la soo xiriir:
511680 | 063-6383297 | 063-3901761

Salary

Competitive

Monthly based

Location

Mogadishu,Banaadir,Somalia

Job Benefits
Distribution team
Job Overview
Job Posted:
4 months ago
Job Type
Full Time
Job Role
Cashier
Education
High School
Experience
Fresher
Total Vacancies
1

Job Tags:

Share This Job:

Location

Mogadishu,Banaadir,Somalia