๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข โ€“ Mogadishu Academy

Mogadishu Online Academy waxa uu fursad shaqo u fidinayaa dhalinyarada aqoonta sare u leh culuumta ganacsiga, iyo dhaqaalaha Waxa la qaadanayaa 2 boos oo sales and marketing ah

๐Ÿ”น

๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ: Online

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

โœ…

Ugu yaraan hal sano oo khibrad shaqo ah.

โœ…

Shahaadada koowaad ee jaamacadda, gaar ahaan culuumta la xiriira ganacsiga, dhaqaalaha ama suuq gaynta.

โœ…

Leh dabeecad wanaagsan, asluub fiican iyo xirfad isgaarsiineed oo heer sare ah.

โœ…

Kartida iyo hibada iibinta, awoodna u leh suuq-geynta adeegyada shirkada

โœ…

Lagu yaqaan firfircooni, dadaal iyo la-qabsiga jawiga shaqo.

FADLAN CODSIGAAGA NUUGU SOO DIR Mogadishu.academy022@gmail.com

Ama WhatsApp numberka 61 2581313

 

Salary

Competitive

Monthly based

Location

Hamar Weyne District,Banaadir,Somalia

Job Benefits
Work from anywhere policy
Job Overview
Job Posted:
5 months ago
Job Type
Full Time
Job Role
Marketing Specialist
Education
Bachelor Degree
Experience
3+ Years
Total Vacancies
2

Job Tags:

Share This Job:

Location

Hamar Weyne District,Banaadir,Somalia