📢 FURSAD SHAQO – FANPROJ TV
Goobta: Degmada Karan, Muqdisho
Jago: Farsamo-Technician

Waajibaadka Shaqada:

Dayactirka iyo rakibidda qalabka farsamada ee TV-ga.

Kormeeridda tayada codka iyo muuqaalka.

Xallinta ciladaha qalabka iyo nidaamka si degdeg ah.

La shaqeynta kooxda farsamada iyo soo jeedinta horumarinta adeegga.

Shuruudaha Shaqaalaha:

Aqoon iyo khibrad ku saabsan qalabka iyo nidaamyada farsamada (Electronics & Broadcasting).

Kartida xallinta dhibaatooyinka farsamo si degdeg ah.

Aqoonta aasaasiga ah ee korontada iyo qalabka warbaahinta.

La-qabsiga shaqo kooxeed iyo cadaadiska waqtiga.

Fg: Codsadaha Shaqadan waa inuu Deganyahay Degmada Karan uu Xafadaha aad ukala yaqaano.

📅 Deadline: 20-08-2025

📞 Xiriir:

Call: 3636

WhatsApp: 61 2001600

Salary

Competitive

Monthly based

Location

Mogadishu,Banaadir,Somalia

Job Benefits
Distribution team
Job Overview
Job Posted:
4 months ago
Job Type
Full Time
Job Role
Technician
Education
Any
Experience
1 Year
Total Vacancies
1

Job Tags:

Share This Job:

Location

Mogadishu,Banaadir,Somalia